Xildhibaan Kenyan ah oo qoray la galay fadhiga Baarlamaanka iyo argagax ka dhashay

Baarlamaanka dalka Kenya ayaa cabsi weyn ay soo wajahday kaddib markii gudaha Baarlamaanka lagu arkay Xildhibaan ku hubaysan Qori. Elisha Odhiambo oo ka tirsan xubnaha Baarlamanka ayaa ku wargaliyay Gudoonka baarlamaanka inuu arkay wax u eg qori kuna jira jaakada xildhibaan Maxamed Cali oo ah xildhibaan laga soo doorta degmada Nyali. Guddoomiyaha Baarlamaanka Kenya Justin … Continue reading Xildhibaan Kenyan ah oo qoray la galay fadhiga Baarlamaanka iyo argagax ka dhashay